Sanadkii Ina Dhaafay Ee 2012 Oo Sahabakada Lughaya.com Oo Loogu Aqoonsaday Shabakada Kaliya Ee Baahisay Wasirro Xaqiiqda Ka Turjunta

cropped-lughayalogo.jpgLUGHAYA.COM: shabakada caalimiga ah ee lughaya.com ayey dadka gobolada Awdal,Salel Iyo Gabiley ka soo kala jeeda ee ku xidhan shabakad ay  Emailo badan oo ay u soo direen shabakada Maamulka shabakada ku cadeyey inay noqotay shabakada kaliya ee baahisa sawiro iyada u gaara oo ka turjimaysa kolba xaamasada iyo xiisa halkay maraayaan ka turjumaysa.

Dadka goboladan ka soo kala jeeda ayaa u mahadcelyey Maamulaha shakabada Lughaya.com  iyo dhamaan shaqaalaha kale ee ka howl gala shabakada, dadka ayaa ku sheegay shabakada LUGHAYA.COM. inay baahisay wasirro badan oo mararka qaar ay ku Arkeen shabakada kale ee ay ku xidhan yihiin isla markaana   laga leeyahay goboladan,Dadweynaha ayaa aad ugu mahad celiyey Tafaqtiraha shabakada LUGHAYA.COM.

Akhristaal waxaan idiin soo gudbinay qaar ka mida dhambaalada  mahadcelinata  ah ee ay soo dirayaan dadweynaha  gobolada Awdal, Salel Iyo Gabiley.

Xasuusin wali waxaan ku shaqaynaynaa oo naga heli kartaan Lughayanews  inta aan hagaajinayno Lughaya.com oo (crash) ku dhacay MAHADSANADIIN:

 

TAFAQTIRAHA SHABAKADA LUGHAYA.COM: MCA.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: