Sheekh Mohamed Sacid Dheel Dheel oo Salaatul Qaib ku tujiyey Jahliyada Ree Adal EE Riyad

Riyad (lughaya.com)Xubnaha jaaliyadda reer Adal ee daggan magaalada Riyaad ayaa xalay munaasbad baroordiiq ah oo ay isugu yimaaddeen , salaatal qaaib ku tukaday dhallinyartii u shahiidday qadiyadda Saylac, waxaanay tacsi u direen ehelladii ay carruurtaasi ka baxday iyo gebi ahaanba ummadda reer Adal.

salaadda waxaa tujiyay oo imaam ka ahaa sheekh Maxamad Siciid Guleed (Dheeldheel), waxana ka soo qayb galay odayaal, culimaa`u diin iyo dhallinyaro.
Salaada kadib hadal kooban oo uu jeediyey Sheekh Mohamed Sacid Dheeel Dheel ayaa waxa uu tilmaamay in janaasada sidan oo kale ay tahay mid ah sunihii NabiMohamed ( N N N ) korkiisa ha ahaatee waxaan u duceeyey shahiidkaSHAHIIDKII-SAYLAC

One Response

  1. […] Sheekh Mohamed Sacid Dheel Dheel oo Salaatul Qaib ku tujiyey Jahliyada Ree Adal EE Riyad […]

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: