Budhcad Badeed Reer DJabouti oo ka Amar Qaata Ismaaciil Cumar Geele oo Qafaashay Dooyo ay leeyihiin Dad Gaanacsato ah oo Reer Saylac ah

Saylac; War hadda ku soo dhacay War qabadka Shabakadda Lughayanews ayaa waxa uu shegayaa in maleeshiyaad budhcad badeed ah oo reer DJiboutiya aay gacanta ku dhigeen 7 doonyood oo ka yimid Dalka Yamen kuwaas oo ku sii jeeday Magaalada Saylac ,
Warku waxa uu intaas ku darayaan in doonyahani ay sideen shixnado ay lee yihiin dad ganacsato reer Saylac iyo lughaya ah ku waasi oo dhawaan adhi u dhoofiyey dalka Yeman
aynu dariska nahay .
wararku awaxa ay intaasi kudarayaan in tan iyo intii xiisada siyaasadeed ay kajirtay Degmada Saylac ay maleegayeey cadaawad Beelaysan oo isirnacab ah taasi oo lagu fogaynayo beelaha Gadabuusi ee Asal ahaan ka soo jeeda Xeebaha Adal ilaa iyo hada Dhinaca maamulka Siiraanyo majiraan war ka soo baxay oo ku saabsan arintan balse ilo wareedyo u dhowdhow maamulka Ismaaciil cumar Geele ayaa tibaa xaya in siyaasado qalafsan oo ka dhan ah Degamada Saylac ay ku howlantahay xukuumadiisu.

Lughaya

One Response

  1. Reer jabuuti iyu mawelinaya
    marku electricity iyo biyo nadifa
    Nuus million shacab aah uu
    sameyn kari wayey.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: