Jabhadii Reer Jabuuti Furuud ee Muwaadiniinta Canfarta oo Dib Dagaalkii u Bilowday iyo Reer Selel iyo Awdal oo Garab Taagan

ReerSaylacForcesIyagoo ay wararku sheegayaan in dagaal xabad la’is waydaarsaday uu dhexmaray jabhada Furuud ee xoraynta Jabuuti iyo ciidanka Ismacil oo halkaa shacab badani ay waxyeelo ku gaadhay. Ciidanka Jabuutina laga qabsaday hub faro badan.

Wakhtigan ay ku jirto jabuuti ayaa ah wakhti adag. Maamulka Ismacil ayaa liig-liiganaya iyagoo hogaamiyihii mucaardka ee jabuuti mudane Dahir Ahmed Farah (DAF) uu dalka kusoo noqonayo socdaalkaasina uu cabsi farabadan ku abuurtay maamulka Ismacil iyadoo dhinaca kale gaashaanbuur badani ay diyaar u yihiin in jabhada Furuud iyo mucaaridka DAF oo ay u eektahay in maamulkii Ismacil uusoo dhamaanayo.

Gaashaanbuurta Awdal iyo Selel, Oromada iyo umada canfarta ayaa wararku sheegeen inay heshiis ku gaadheen kililka Shanaad iyagoo dhinaca kale beelaha Absame wareega labaad ay la kulmayaan iyagoo usoo bandhigaya ujeedada gaashaan buurtooda.

Sidoo kale waxa la sugayaa shir ay beelaha Abasame iyo gadabursi ku kulmayaan oo khadka telephone ka ah.

Lughaya News Jabuuti

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: