WANAAJI RIYOOYINKAAGA : Waa Buug Cusub oo Dhawaan Lagu soo Bandhigay Golaha Maskax Maal

Marwo-Maskaxmaal-BooramaBoorama-(lughaya.com) Gabadh yar oo dadadeedu aynagaadhing 13 jir , magaceeduna yahay Marwo Xaamud Ibraahim oo mudo 2 sanadood ah qoraysay buug dhamaytiran oo ka kooban dhawr boqol oo bog kaasi oo ku qoran afka carabiga lana magac baxay “IJCAL XULUMUKA JAMIILAN”.Arintan ayaa soo jiidatay saxaafada, aqoonyahnka, jaamacadaha iyo bahda akhriska iyo qoraalka. Madashan loo qabatay oo qaadhaan loogu raadinayay buugan si loo daabacooo ay soo agaasintay bahda akhriska ee Maskaxmaal, Marwo Yar waxa ay ka dhigtay wacdaro horleh markii ay Makarafoonka qabsatay.waxa ayna ka sheekaysay sababihii ku dhaliyey in ay Buug qorto iyada oo wali aan gaadhuing dugsiga sare iyada oo tibaaxday in ay fikirkan ay ku dhalisay tartan iyada iyo Walaasheed ka dhexeeyey taasi oo ku dhiirigalisay in ay soo saarto buugan

waxa kale oo ay ka xogwarantay in ay rabto in mustaqbalka ay dunidan ku soo kordhiso ikhtraac ama daafur cusub
sikastaba ha ahaatee waxa hubaal ah in bulshada ay ku jiraan dad farabadan oo iyagu leh hibooying balse aan inta badan loo fiirsan oo aan la dhiirigalin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: