Abaabul Beelaysan 0o Saylac Ka Socda Iyo Xukuumada Siraanyo Oo Wali Indhaha Ka Qarsanaysa (Diirada Lughaya)

Saylac(Lughaya.com) wararka ka imanaya Magaalada Saylac ayaa sheegaya in Beesha Ciise oo Doorashadii golayaasha degaanka siduqradai ah loogaga adkaaday 28kii bishii November ee sanadkii lasoo Dhaafay ayaa wali ka wada iskudayo ay rabaanin ay ku carqaladeeyaan iyaga oo maata baabuur kaga soogurayey maleeshiyaad ah oo ay ka soo daabuleen deegaanka Itopia iyo Djabuuti kuwaasi oo gidaarada magaalada daadsan daadsan sidii qoxootiga.
inkasta oo hadaba ay dadkaasi hada ayna hubaysnayn islamarkaana tiradoodu aad u yartahay hadana waxa cad ujeedadooda taasi oo salka ku haysa baaqii dhawaan ka soobaxay Golayaasha dhaqanka ee Beesha Ciisaha ay ka soo saareen magaalada diridhaba ee Dalka Ethopia kuwaasi oo sicad ugu sheegay in ay qaadaceen oo ayna aqoonsan doorashada saylac islamarkaana ay ka soo horjeedaaan dasduurka dalka Iyo xeerarka Doorashooyinka somaliland isla markaana kutashaday in ay waxkasta oo ay ku carqaladaynayaan nabada iyo deganaashaha ay samaynayaan.
su aasha hadaba la iswaydiinkaraa waxa ay tahay . Waa maxay sobota ay indhaha uga qarsanayso xukuumada Somaliland arimaha noocan ah.?

waxana loo malaynayaa in ay taasi jawaabteedu laba arimood , ta hore waa hab ay xukuumadu ku damacsantahay in ay buunbuuniso arinta Saylac si ay u fuliso heshiiskii dawlada kadibna ay kala dirto Golaha degaanka ee la soo doortay inkasta oo si sharci ah loo dhaariyey balse ay dhimantahay in xilkii lookala wareejiyo taasi oo horeba ay masuuliyiin ka tirsan xukuumadu soo jeediyeen balse suuroobiwayday.
madaxwayne Siranyo Iyo Ismaciil Cumar Geele ay ku heshiiyeen in xasiloonidaro laga abuuro gobolka oo ay beeluhu iskudhacaan kadinna dalka la keeno Ciidamo Amison ah oo sidaasi Soomaliya loogu biiro
Sikastaba ha ahaatee waxa muuqanaysa in san saan colaadeed ay ka soo jeedo deegaankaasi taasi oo sababikarta khalkhal ku yimaada amniga guud ee Geeska afrika.

Diirada Lughaya.

One Response

  1. waxan leeyaahy rer sheeekh samroon isu duubnada dal iyo dibadba maanta laalush ayuu bixinayaa ninkaas la yidhaahdo ismaciil omer geele oo u raba inuu ku iibsado silaaanyo lakinse mudane cabdirahman saylici waxan leeenahay ha ka dhagaysan warkiisa adu ha iibsan haduuu dadkaga iyo dalkagaba daacad u noqo sidaan hada arag aragno aniga waxan ahay tageero ku xidhan lughaya news waana wibsite kaliya ee runta ka sheega waxii jiraaa waxan ahay tageere jooga jermnay magalada frnkifort wax welbana waxan kal socdaa lughaya news waxan jeclahay inan isu dubnano dhamaanteeen

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: