WAR DEG DEG AH: 1 Qof Ayaa Ku Dhintay 7 Kale Waay Ku Dhawacmeen Kadib Markii Ay Isku Dhaceen Ciidamada Milatariga Ee Xeebaha Somaliland Iyo Dad Lagu Soo Daad Gureeyey Magaalada Saylac

Saylac(Lughaya) Ciidama malitariga ee jooga xeebaha somaliland ayaa saaka Aroorti ay isku dhaceen dad ilaa xalay u hoyday Albaabka hore ee dowlada taas oo u jeedadoodu hayd inay is hortaagan xil wareejina la rabay inay shalay ka dhacdo xarunta dowlada hoose ee magalada saylac.

Tirada ilaa hada la ogyahay ee meesha ku qudhwayday ayaa ah 1 qof  halka tiro kale oo gaaray 7 qofna ay ku dhawacmeen dadka dhaeaaca ayaa hada lagu dabiibayaa isbitaalka guud ee magalada saylac iyadoo la filaayo in maanta loo qaado dhanka djibouti.

Ciidamada militariga ayaa hada la sheegayaa inay gacanta kiu hayaan maamulka magalada kadib markii Booslka deeganku uu ku guuldaraystay inuu is hortaago rabshadahan ka socdo magalada saylac ee xarunta gobolka salel.

Waxii ka soo kordha  kala soco lughayanews.

2 Responses

  1. waxaan is wedyiiyey 2 arimood oo u baahan jawaab arinta 1 aad

    markii uu boorama mudaharaadku ka socdey samaroon waxey laheyd somalilnad ayaa dhul naga qaadeysa oo ciise dhul siineysa laakiin saaka ciise wuxuu leeyahey somalilnad ayaa na xasuuqdey iyada oo samaroon garab siineysa markaa samaroon maxey jawaab u heysaa ?

    arinta 2 aad beesha samaroon sida aan ka war qabo waxaa la weydiistey iney maayirka u hebiyeen beesha ciise dee waligeed ragu wax wuu is weydiistaa oo taas waa caadi laakiin waxa kaliya oo ka furnaa haa ama maya laakiin maxaa keeney muhadaraadkii iyo qoleyadii ay sameeyaan dhamaan beesha samaroon ? waligeed samaroon miyaan wax la weydiisan ? samaroon miyaaney sida umada aheyn oo aan waxla weydiisan karin ? qof bini aadamka ah marka wax la weyiisto dee ama wuxuu bixiyaa ama wuu diidaa uun sow maah a?

    mida kale samaroon iney somalilnad noqoto iyo iney tidhaahdo osmalilnad ma nihin maxaa ka dhaxeeyaa ? ragu inuu wax cad isku ogaado sow ma fiicna ? somaroon waa beel baladhan laakiin inamada yar yar e websetyada wax ku qoraya ayaan la yaabey

  2. waaaar ma ciisaa soo guuray oo ismaciil ayaa soo raray miyaah sheeko ayuu keenayba

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: