Maayirka Cusub Ee Degmada Saylac Oo Maanta Xilkii La Wareegay Si Rasmi Ah

HambalyoMayerkaSaylaciyoKuxigeenkaSaylac(Lughaya.com) Waxaa maanta lagu wareejiyey xilkii maayirnimo duqa cusub ee degmada saylac ee gobolka Salel munasamadan xilka lagula kala wareegaayo  ayaa ka dhacday hoolka shirarka ee dowlada hoose ee magalaada saylac Taas oo ay goob joog ka ahayeen Godoomiyaha gobolka Salel, Agaasimaha Wasaradda Arimaha Gudaha, Odayaasha dhaqanka ee Gobolka Salel Talisaaya Ciidamada ee degmada qarkood iyo waliba masuulin kale.

Musaabada ka dib ayaa maayirka cusub ee degmada saylac  Md: Xusseen Iidle Barkhadle  oo warbaahinta la hadlay ayaa canaan u soo jeediyey dowlada somaliland oo uu ku tilmaamay dib u dhaca inay keentay iyadu iyo waliba qalalaasaha meesha ka dhacay.

Maayirka cusub ee degmada saylac Md: Xussen Iidle Barkhadle ayaa intaas kadib waxu uu u mahad celiyey dadwaynihii sida wadanimada leh ugu yaboohay codkooda isagaa sheegayna in loo baahan yahay in laga dhaqaaqo halka maanta ay joogto degmadu loona gudbo in hormar la gaarsiiyo degmada oo ah meesha ugu dakhliga badan deegmooyinka jamhuuriyda somaliland.

maayirka cusub ee degmada saylac  ayaa waxaa hor taalo howlo badan isagoo ay jirto degmada saylac oo ah degmada kaliye ee horimarkeedu fadhiid noqday mudooyinkan danbe taasna loo Aaneenayo  masuuliyiintoo hore ugu soo shaqayn jirtay oo meesha u soo shaqo tagi jirtay kaliya.

Saylac: Lughayanews:

One Response

  1. […] maayirka cusub ee degmada saylac  Md: Xusseen Iidle Barkhadle  oo warbaahinta la hadlay ayaa canaan u soo jeediyey dowlada somaliland oo uu ku tilmaamay dib u dhaca inay keentay iyadu iyo waliba […]

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: