WAR DEG DEG AH: Gudoomiyihii Baanka Djibouti Oo Gordhawayd Ku Geeriyooday Isbitaal Ku Yaal Magaalada Nairobi

xayd Nairobi(Lughaya.com) Gudoomiyhii   Baanka djibouti Jaamac Maxamuud Xayd ayaa goor dhawayd ku geeriyooday isbitaal ku yaal magalaadan nairobi oo Marxuumka mar hore xanuun dartiis loo keenay.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa laga  helay  Isbitaalka la keenay marxuumka ayaa xaqiiyey dhimashada  gudoomiyihii Baanka Djibouti, Marxuunka ayaa dhawaanahanba  la Ildarnaa xanuun taas oo markii danbe loo soo qaaday wadankan Kenya gaar ahaan magaalada nairobi  dhakhtar ku yaal si loogu dabiibo.

Marxuunka ayaa la filayaa in caawa ama Bari loo qaado wadanka djibouti si Aaas qaran halkaas loogu sameeyo , Marxuum Jaamaca Maxamuud Xayd ayaa ahaa shaqsi ku dheer siyaasada dalka Djibouti ama la odhan karo  maqaam sare  ayuu ka taagnaa  siyaasada  dalka Djibouti.

ALLAH  NAXARIISTII JANO HA KA WARAABIYO  MARXUUMKA.

Nairob.Lughayanews.

One Response

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: