Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Oo Dhabaal Tacsi Ah U Diray Shacabka Djibouti

cabdiraxmanSaylici Hergeisa(Lughaya.com) Madaxweyne ku xigeen somaliland Md: C/raxmaan Cabdilaahi Ismaciil(Saylici) ayaa maanta dhamaac tacsi ah u diray shacabka ku nool wadanka Djibouti oo uu ugua tacsidaeyey ALLAH  ha u naxriisti geerida ku timid Gudoomiyihii Baanka Djibouti  oo xalay ku geeriyooday Hospital ku yaal dalka kenya gaar ahaan magalada Nairobi.

Madaxweyne Ku xigeenku waxa uu sheegay inuu ka tiiraanyooday geerida ku timid  Marxuum: Jaamac Maxamuud Xayd oo siyaasada dalka D/jibouti ku waynaa.

“Waxaan ka tacsiyadeynayaa shacabka Jabuuti iyo Somaliland-ba geerida Guddoomiyihii baanka dhexe ee Jamhuuriyadda Jabuuti Marxuum-Jaamac Maxamuud Xayd. Waxaan ILAAHAY uga baryayaa marxuumka inuu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskiisii, ehelkiisii, shacbiga iyo dawladda Jabuutina samir iyo Iimaan Ka siiyo,”ayuu yidhi Madaxweyne Ku- xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil.

Hergeisa: Lughayanews.

One Response

  1. […] ALLAH  ha u naxriisti geerida ku timid Gudoomiyihii Baanka Djibouti  oo xalay ku geeriyoodayHospital ku yaal dalka kenya gaar ahaan magalada […]

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: