Suxufiyiinta Gudaha oo La Waayey Inay Kala Saaraan Halyeeyga Geeriyooday iyo Halyeyga Dhaawacmay-Dhakhaatiirta Camuud ee Dalka oo Ku Guulaystay Badbaadinta Halyeeygan “Halyeeygii Geed”

mujaahidSaylac TheSecondHeroisAliveBORAME – Harowo waan ku hanbalyeynaynaa inay soo heleen sawirka mujaahidkan oo wariyaayasha saxaafada gudaha aan in badan kala hadalnay inay soo kala saaraan marxuunka la dilay iyo marxuunka dhaawacmay oo ilaa imika ku guuldaraystay inay Mujaahid Jimcaale iyo Mujaahidka geedka hoostiisa ku dhiig baxay oo wariyaayasha guduhu isku xidhi kari waayeen ama kala saari kari waayeen labada mujaahid.

JimcaleSAYLAC2

Shacabka ayaa aad uga xumaaday in wiilyar oo lugta ka dhaawacani inuu qudh baxo halka ay saxaafadu soo cadayn kari wayday halyeeyga coloosha adag ee aan muujinayn wax damqasho ah oo kaligii geedka ku tiirsan halka marxuunka ama halyeeyga Jimcale uu ku qudh waayey rasaasa la sheegay inay madaxa kaga dhacday oo si badheedh ah ay askartii Muuse Biixi watay lagu amray inay toogtaan shacab aan waxba galabsan kaliya kasoo horjeeda xaqdarada Hargeysa ku hayso dhulka Selel.

Suxufiyiinta guduhu wali way soo sixi karaan khaladkooda oo way soo waraysan karan mujaadidkan oo aad looga xumaaday in wiil dhaliyar ah oo lugta ka dhaawacani inuu si dhibyar ku qudh baxo iyadoo Xamar lagu badbaadiyo qof jidhka qaybaha sare ay rasaasi kaga dhacday inkastoo aan caqiido aaminsan nahay oo qofkii ilaahay dilayo dhinto hadana aqoonta ilaahay wuu amaanay oo xitaa quraanku wuxuu si toos ah ula hadlaa “Ehlu Albaabka” dadka caqliga ilahay siiyey markaa in la badbaadiyey qof lugta ka dhaawacan waa guul usoo hoyatay dhakhaatiirta Amoud University halka ay suxufiyiintu ay wali fursad haystaan inay saxaan khaladka dhacay.

Muuse Biixi ha la gaadhsiiyo in halyeeygii GEED uu wali nool yahay

Halyeeyga Geed iyo Mujaahidka Saylac waa in si wayn shacabku ugu guntadaan inay intii ay qabteen kasii badiyaan iyadoo la gaadhsiinayo gacan qabadka qof kasta oo waxyeelo kasoo gaadhay xoraynta dalka iyo sharafta Caasimada boqortooyada Adal ee reer Ahmed Gurey

shahiidkaSaylacJimcaleJimcaleKiller

Daawo Videogan oo dilaha si fiican loo arkayo iyo halyeeyga dhaawacan oo imika dad badani daawan kari doonaan

One Response

  1. […] qofkii ilaahay dilayo dhinto hadana aqoonta ilaahay wuu amaanay oo xitaa quraanku wuxuu si toos ah ula hadlaa “Ehlu Albaabka” dadka caqliga ilahay siiyey markaa in la badbaadiyey qof lugta ka […]

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: