Socdaalka Wasiirada Wasaarada Waxbarashada Somaliland Ee Saylac Oo Shaki Wayn Ku Dhaliyey Deegaanka Iyo Siraha Ku Duugan

isMarwo Samsam Aadan ayaa maanta soogaadhay magaalada Saylac iyada oo ka soo kicitin tay dalka Djabouti . Wasiiradan oo hore loogu yiqiinay in ay fara galiso arimo ka baxsan shaqada xukuumaud u idmatay taasi oo ah waxbarashada hadana ay dhamaan dugsiyada dalku xidhanyihiin lama garanayo ujeedad safarkeeda hase yeeshee ilo xog ogaal ah ayaa tibaaxaya in wasiiradu ay sido fariin ka socota xaaska madaxweyne Geele Marwo khadra xayd oo ay iyada isku hayb yihiin taasi cadaadis ku saaraysa in ay majaro habaabiso isla markaana ay si dadban iyo sitoos ah ba saamayn ugu yeelato go aanada wasiirka wasaarda arimaha gudaha Mudane Duur oo maalmihii u danbeeyeyku sugnaa Saylac in a kuur galayey xaalada guud ee Degmada Saylac . 
Wararku waxa ay intaasi ku darayaan in Wasiir samsam Cabdi Adan oo iyadu ahayd xubnaha xukuumada Siilaanyo ee iyagu sida tooska ah ula saftay beesha Ciise ay hada u cuntami wayday xaqiiqooyinka ka jira deegaanka Saylac ee ah in Beesha Gadabuursi ay tahay aqlabiyada koowaad taasina dhalisay in ay iyadu timaado magaalada Saylac oo aanay hore u iman .
Sikastaba ha ahaatee su aasha la iswaydiinayaa waxa ay tahay maxay noqonkartaa ujeedaddeeda iyo saamayn inteeleg ayay ku keeni kartaa goo aanada Mudane Duur oo isagu lagu yaqaano nin xaqa ku adima isla markaan aan cid garab saarin ee hawsha u abaara sida ay tahay.

 

Diirada: Lughaya.com.

2 Responses

  1. waxba kama badali karto duqdan samaroon haduu tashaday dad waxyeeli karaa majiro walayaal wax walba midnimadeena kaxoogbadan ee ilahaw noo sooceli ayaan leenahay midnimadii aan lahayn tana waxba sheegi mayso

  2. wasirada Waxbarashad maxa lagu tibaxika ra safar keed Saylac balahan dawro

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: