Dagaal xalay ka dhacay duleedka Laascaanood iyo Saamaynta Xukuumada Siiranyo

3Laascaanood (Lughaya) Iska hor imaad socday muddo 15 daqiiqo ah ayaa xalay saqdii dhexe duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ku dhex maray ciidamada maamulka Somaliland iyo ciidamo ka mar qaata maamulka Khaatumo.
Iska hor imaadka oo aan la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay ayaa qaar ka tirsan dadka deegaanka waxay Bar-kulan u sheegeen in la isku adeegsaday rasaasta ka dhacda qoryaha culus iyo kuwa fudud, waxaana dhawaqa rasaasta laga maqlayay xaafadaha Laascaanood.
Mas’uuliyiinta maamullada Somaliland iyo Khaatumo weli kama aanay hadlin iska hor imaadka.
Ciidamadda maamulka Khaatumo ayaa maalmihii la soo dhaafay fariisimo ka sameystay deegaanno ka tirsan gobolka Sool.
sikastaba ha ahaatee dhawaan ayuun bay ahayd markii hogaamiyihii hore ee jabhada SSC Mr xaglotoosiye loo magacaabay wasiirka wasaarada ganacsiga oo uu jagadaa si hore u ahayey wasiir ka soo jeeda su aashu hada waxa ay tahay xukuumada Siilaanyo ma waxa ay dhiiri galisaa kolba cida dagaal gasha ?

Lughaya News

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: