Wafti Baladhan Oo Ka Soo Kicitimay Magalada Hergeisa Ayaa Goordhawayd Soo Gaaray Magalada Saylac

JimcaleSAYLAC2Saylac(Lughaya.com) Wafti baladhan oo ka kooban Wasiirka gashaandhiga Md; Axmed Xaaji Cadami Iyo Wasiirka warfaafinta Md: Abiiib Diiriye Nuur(Timacad) Iyo xubno kale oo ka tirsan xukmada ayaa goordawayd gaaray magalada saylac ee xarunta gobolka Salel.

waftigan ayaa la rabaa inay ku biiran ama xoojiyaan wasiirka Arimiha Gudaha somaliland Md: Maxamed Nuur Carralle(Duur) oo halkaas ku sugnaa muddo ka badan hal usbuuc oo uu ka dhaadhicin kariwayey ARDAA halkaas degan dimuqaradiyada iyo doorshadu siday tahay oo ku gacan saydh wasiirka.

Lama oga in uu la socdo gacankudhiiglihii Muuuse Biixi oo hore loogu quusgooyey magalada boorama mar uu la socdayday wafti uu hogaaminayey wayeelka hergeisa Xaaji Cabdi Waraabe oo rabay in ay wada xaajoodka galaan dimuquradiyada.

 

waxii ku soo kordha kala soco lughayanews.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: