Saamaynta Ay Arimaha Saylac kuyeelankarto DJabouti (Diirada Lughaya )

SHAHIIDKII-SAYLACNinka gurigiisu uu yahay Quraaradoow ha shiidin guryaha adka
Marka la eego xaalada siyaasadeed ee dalka DJabouti waa mi aad u cakiran taasi ay keentay maamulka Geele . nolasha dadka caadiga ah ayaa waxa ay tahay mid aad u kala saraysa una kalsaartay bulshada labo dabaqadood oo ku kala nool laba aduunyo halka dadka qaar aanay maalintii helin baahiyihii aas aasiga ahaa sida Biyo nadiif ah iyo cunto ayaa qaarkale waxa ay awoodaan cuntada ay cunaa laga keeno dunida hore u martay

Waxana aad u badan dadka aadka u rafaadsan ee isle uu ilaahay muu mar idinka rido kaligii taliyaha Ismaacil cumar geele .
iyada oo hadaba Dalka Djaouti sidaasi looga nacay xukuumada ayaa waxa iyana ku soo biirtay walwalka Mr geele arinta Saylac oo hada maamulka degaanka ay gacanta ugashay dad uuna jeclayn awoona uleh in ay ka soo dajiyaan dekedahooga waxkasta oo ay u baahdaan sidaasi darteet ayaa dhawaan waftigii xukuumada Soomaliland ee wasiirada Gaashaandhiga , warfaafinta iyo arimaha gudaha oo isagu hore u sii joogay Saylac ba uu u yeedhay kuwaasi oo hada ku sugan dalka Djabouti .
hadaba su aalaha la iswaydiinayo ayaa ah bal waxyaabaha uu kala hadli doono maadaama ay Beeshiisu diideen in ay tixgaliyaan xeerarka doorashoosyinka ee Somaliland ?
Sida hadab ay tibaaxayaan ilo xog ogaal ah oo ku dhow dhow madaxtooyada Djabouti agendaha ugu weny ee uu kalahadlayo madaxda Somaliland ayaa salka ku haysa xaalada nabadgalyo ee deegaanada xuduuda taasi oo uu ka cabsi qabo in ay kooxo kacdoon ka bilaba guda dalka Jabouti ay fadhiisimo ka samaystaan taasi oo uu badalkeeda rabo in uu tolkii ku qanciyo in ay aqbalaan natiijada doorashada ee saylac

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: