Wasiirka Wasarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Oo Shaaciyey Inay Bari Tahay Fasax Dhamaan Laamaha Shaqada Ee Dowlada

garaadHergeisa(Lughaya.com) Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada Md: Maxamuud Axmed Bare (Garad) ayaa shaaciyey in kuna wargaliyey dhamaan shaqalaah somaliland inay munaasabada dhalashada Nabigeena sharafta Badan MAXAMED (NNKH) Awgeed ay fasax noqon doonaan maalinta khamiista oo bari ku beegan taarikhda Hijriyaduna tahay 12-rabiicul Awal 1434 kuna beegan taariikhda miiladiga 24/1/2013.

Wasiirka wasarada Md: Maxamuud Axmed Bare ayaa maanta xafiiska ka soo saaray qoraal uu ku saxeexan yahay oo uu ku wargalinyoo in maalinta bari ah ay fasax tahay dhamaan shaqalaha dowlada iyo loo shaqeeyahaba.

Wasiirku Md: Maxamuud Axmed Bare (Garaad)  ayaa muasibad darteed waxuu haqada u mariyey hambalyo dhamaan shaqalaha somaliland oo ugu hambalyey xuska dhalashad Nibeegena Suuban ee MAXAMED(NNKH) waxuuna ILAHAY ugu baryey dhamaan shaqalaha somaliland iyo loo shaqeeyahaba inuu  caafimaad qab iyo barwaaqo ku gaarsiiyo xuskaa xuskiisa kale.

 

Hergeisa: Lughayanews.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: