Daawo Video:Jahliyada Gobolada Awdal Salel Iyo Gabiley Ee Dalka Masar Oo Munaasabad Balaadhan Ku Taageeray Natiijadii Ka Soo Baxday Doorashada Golaha Deegaanka

defaultCairo(Lughaya.com) jahliyada gobolada Awda,Salel Iyo Gabiley ayaa musabad balaadhan oo ay isugu yimaadan magalada Cairo si mugleh ku taageeray doorashadii golaha deegaanka ee ka dhacay gobolada ay ka soo jeedaan inkasta oo ay liqi kari wayeen sida loo maamulay  Gobolkooda gabiley taas oo ay ku tilmaamen in wax isdaba marin ka jirtay.

hadaba siday u dhacday munasabad baladhan oo ay ka soo qayb galeen jahliyada goboladaas  taas oo ay ka soo qayb galeen Aqoon yahano, Siyaasiyeen ,Haween iyo Ardayda waxka barata dalka masar munasabadaa oon loo kala hadhin.

HADABA HOOS KA DAAWO SIDAY WAX U DHACEEN:

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: