Dugsi cusub oo lagu baranayo kaxaynta baabuurta ayaa laga furay magaalada Boorama+Sawiro

munaasibad balaaran oo xadhiga lagaga jarayay dugsi cusub oo lagu baran doono barashada baabuurta ayaa maanta laga furay magaalada Boorama1

madashan ayaa waxa ka qayb galay xil sidayaal iyo masuuliyiin ay ka ay ka mid ahaayeen gudoomiyaha gobolka Awdal Axmed Xadi Sidci  taliyaha ciidamada nabadgalyada wadooyinka  Axmed daahir,proffessor Sulayman Axmed Guled
Xaaji Axmed Miisaan ,Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac dhawal kayse Axmed Shaybe oo ahaa mulkiilaha xaruntan ahaa ayaa ugu horayn kahadlay waxanu sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in ay magaalada Borama adeegan xirfada barashada baabuurta ay keenaan  isaga oo xusay in adeegaasi yahay mid loo baahnaa . dhamaan masuuliyiinta halkaasi ka qayb galay ayaa ku amaanay shirkadan shayba  sida ay uga qayb qaadanayso horumarka gobolka b

,

One Response

  1. Slm alaykum dhamaantiin waxaan aad ugu farxay schoolkan . Sababtoo ah waa calamaad katurjumaysa hore marka gobolkan kan degmo. waxaan talo u jeedinaya maamulka gobolka gaar ahaan taraafikada in ay adkeeyaan qawaaniinta baabuurta. schoolkana waxa laga rabaa qofkii barashada baabuurka rabaa waa inoo haystaa warqadii caafimaadka .WABAILAAHI TAWFIIW

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: