Video: Dib U Milicso Hankii Dublamaasiyadeed Ee Madaxwyne Rayaale Iyo Khudbadii 2008dii Uu Ka Jeediyey Washington Iyo Xukumada Kulmiye Ee Hada Talada Haysaa Waa Kaaf Iyo Kala Dheer +Warbixin

rayaleBorama(Lughaya.com) Madaxweynahii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin wuxuu runtii ahaa halyey dedaal weyn u gallay sidii Somaliland qaddiyadeedu u gaadhi lahayd beesha Afrika iyo dunida inteeda kale, sannadkii 2008-dii ayuu magaalada Washington wuxuu khudbad u jeediyey jaaliyaddii Somaliland ee dalka maraykanka wuxuu kaga hadlaya muuqaalkani dedaalkii ay xukuumadiisu u gashay sidii Somaliland aqoonsi u heli lahayd.

Daahir Riyaale wuxuu sheegay in ay qaabkasta oo somaliland u heli lahayd aqoonsi ay sameeyeen hadaba daahir riyaale kaahin iyo madaxwaynaha hadda talada dalka haye madaxwayne siilaanyo ayaa ah kaaf iyo kala dheeri.

madaxwaynahan hada talada dalka hayaa wuxuu ahaa madaxwaynihii dhaliili jiray daahir riyaale kaahin wakhtigii uu ahaa madaxwayna dalka.

balse madaxwayne siilaanyo ayaa isagu imika ku talaabsaday inuu xalaalaysto wixii uu daahir riyaale ku muncaaradi jiray Videogani wuxuu cadaynayaa sidii xukuumadda madaxwayne  riyaale geedkasta ugu fuushay in ay maruun ku guulaystaan aqoonsiga somaliland waa video aad la yaabi doontid markaad aragto hadaladan madaxwaynihii horre daahir riyaale kaahin ku hadlaayo.

Waxaa uu madaxwaynuhu ka sheekaynaayaa socdaalo ay ku tageen dalal caalamka kamid ah isaga iyo wafti ay kamid ahaayeen,Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo markaa ahaa wasaarada warfaafinta wakhtigaas

Dr: Edna Aadan Ismael Oo Ahayd wasiirka khaarajiga somaliland wakhtigaas Iyo Xuseen Cabdi Ducaale wasiirka Maaliyadda somaliland wakhtigaas.

HADABA HOOS KA DAAWO KHUDBADII MADAXWYNE RAYAALE:

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: