War Deg Deg ah Britain oo ka digtay tegista Somaliland

22london lughayaXafiiska arrimaha dibadda ee dalka Britain ayaa ka digaya khatar reer galbeedka kaga soo fool leh Somaliland.
Xafiiska arrimaha dibadda waxaa uu ka digay khatar cusub oo ku wajahan dadka reer galbeedka ee jooga Somaliland.
Xafiiska arrimaha dibadda iyo Barwaaqa-sooranka waxaa uu horeyba ugu taliyay inaan wax socdaal ah lagu tegin Soomaaliya oo dhan, oo ay ku jirto, Somaliland waxaana lagula talinayaa dhammaan dadka muwaadiniinta British-ka ah inay ka baxaan.
Warku waxaa uu sheegay inay jirto khatar gaar ah oo la ogyahay inay ku wajahan tahay dadka reer galbeedka ee jooga somaliland, waxaana lagu boorrinayaa qofkii muwaadin british ah oo halkaas jooga oo taladeenna aan raacin inuu dhaqso uga baxo. khatarta laga digayo waxaa ka mid ah:
Afduub lagu doonayo faa’iido dhaqaale ama siyaasadeed ama ay keentay dembiilenimo ama argagixisanimo, taas oo ka jirta soomaaliya oo dhan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: