Wasiirka arimaha dibada ee Somaliland Maxamed Cabdilaahi oo sikulul uga hadlay hadalka ka sooyeedhay wasaarada Arimaha dibada ee UK

Hargaysa lughaya -shirjaraaid oo uu kuqabtay xarunta madaxtooyada Somaliland ee Hargaysa ayaa wasiirka wasaarada arimaha dibada ee Somaliland waxa uu ku sheegay in aanay jirin waxa nabadgalyo daro ah oo ka jirta somaliland

7
“Waxanu shacabka reer Somaliland , ajnamiga iyo beesha caalamka waxaanu u sheegaynaa in ay nabagalyada dalku tahay mid aanu ku kalsoonahay oo aanaan wax cabsi ah aanu ka qabin dareenkan dawlada Uk kayimid waxa uu ku salaysanyahay maadaama ay Somaliland ahayd meesha kaliya ee ay ajaanibka jooga Soomalilay ay u hoyan jireen dareenkoodan oo aanu baadhidoonan waxa uun uuyahay mid digtooni uun ay ku galinayaan dadkooda balse waxa aanu u sheegaynaa dhamaan beesha caalamka in aanu boqolkiiba boqol nabagalyada dalkayaga ku kalsoonanhay”, sidaasi waxa uu ka sheegay shirjaraaid oo uu ku qabtay madaxtooyada caawa.
Hadalka wasiirka ayaa waxa uu daba joogaa kadib markii wasaarada arimaha dibada iyo barwaaqo sooranka ee dalka Britain ay ku wargaliyeen dadka udhasay dalkooda iyo reergalbeedka jooga Somaliland in ay jirto khatar xaga amaanka ahi Somaliland uguna baaqay in ay ka Soo baxaan somaliland.
Hore ayaa wadamada reergalbeedku aanay u ogolayn dadkooda in ay tegaan Somaliya hase yeeshee dhawaan ayuunbay ahad markii marakanku aqoonsi rasmi ah siiyey Somaliya taasi oo caqabd wayn oo xaga dublamaasiyada ah ku keenay Somaliland.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: