DABDAMIS LA AANTA KA JIRTA BORAME WAA KHASAARE SOONOQNOQDA

Boorama (lughaya). Guri kuyaala liinka Booliska  magaalada Borama ayaa maanta ku shuf beelay kadib markii dab ka kacay bareesada korontada uu ku soonoqday shor cerciuts   ama shoodh -Gurigan dabku qabsaday ayaa waxa soo gaadhay khasaare u badan MOOD, waxana gabi ahaanba dhulka taabtay waxii hanta ahayd ee dhex taalay, gurigan oo wax ka yar 100 talaabo u jira shaldhiga booliska ee Boorama ayaa waxa u soo gurmaday oo booyad biyo ah keenay ciidamada Booliska, waxana ay dadaal u galeen in la damiyo dabkan.

inkasta oo aanu waxyeelo bini aadami gaysan dabkani waxa uu dhaliyey  khasaare dhaqaale iyada oo qoyskaasi deganaa ay dhamaan alaabtii iyo dharkii ay ku gubteen dabka DAAWO VEDIOGAASI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: