HAMBALYO AROOS WACAN !!!!

arDhamaan wariyeyaasha ka howlgala shabakada wararka ee lughay .com waxa ay si kal iyo laab ah ugu hambalyaynayaan Boqorada Hibaaq Axmad maxamud maxamed  iyo iyo boqorka Saxardiid Xasan Aw-Aadan oo saaka meherkoodu ka dhacay magaalada Hargaisa ee Somalilad waxana ay ilaahay uga baryayaan in uu qoyskaasi cusub uu bashbash iyo barwaaqo gaadh siiyo kanadhiga kuwii isku waara  ee kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano Aamin aamiin  Aamiin !!!!

waxakale oo hambalyo taasi la mid ah u diraya boqorada hibaaq Axmad maxamud iyo iyo boqorka Saxardiid Xasan Aw-Aadan
Aabo Xildhibaan Axmed Maxamuud Maxamed (Gurey), Aabe Prof. Xasan Aw-aadan,
Suldaan Ibrahaim Jaamac Samatar,
Sul Sh. Ibraahin Axmed Riiraash,
Wariye Abokor Xasan Caafi, aros
Wariye Cabdifataax Axmed,
Wariye Cabdale Cali Yousuf,
Wariye Maxamed Nuur (Bili Bili)
Caasho Hibo Omar Caynaan
Xabiiba C/Raxmaan Sayf
Waxey Dhamaan Dadkaasi Hambalyo Meher U Dirayaan Boqorka Saxardiid Xasan Aw-Aadan Iyo Boqorada Hibaaq Axmed Maxamuud Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hargeysa. wwxayna Ilaaha Awooda le uga baryayaan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: