Shil gaadhi oo ka dhacay duleedka Borama

images (1)Borama Lughaya.Shilgaadhi ayaa caawa ka dhacay jidka laamiga ah ee isku xidha magaalada iyo gorayacawl kadib markii baabuur noociisu uu yahay Serf oo uu watay taliyaha laanta socdaalka ee magaalada Boorama mudane Salsal uu si lama filaan ah uga baxay wadada halkaasi oo burbur xoogani uu soogaadhay gaadhigii haseyeeshee waxa si nasiib wanaag ah uga bad baaday taliyaha oo uu soogaadhay dhaawac iyada oo afar farood oo ah gacanta midig ay go een hadana lagu daawaynayo cusbitaalka guud ee magaalada sida ay u xaqiijiyeen shabakada wararka ee lughaya qaarkamid ah dhakhaatiirtii kudaawaynaysay taliyaha qolka Emergesiga ee cubitaalka .
Taliyaha kastamka Borama oo ka mid ahaa dadkii ka soo qaaday dhaawaca goobta ayaa sheegay in Gaadhiga oo aad u burburay majirin dad rakale oo lasocday taliyaha dhaawacu soo gaadhay .
Sikastaba ha ahaatee waxa baryahayn dambe aad ugu soo badanaya magaalada Boorama waxyeelada shilalka noocan oo kale ah taasi oo badanaa loo tiriyo in ay sababaan taxadar la aan ta wadayaasha gaadiidka marla ay marayaan laamiyada

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: