Nimco Samriye oo La Sheegay Inay Ka Tegayso HCTV – oo Noqday Xarunta Qabyaalada iyo Kala Qaybinta Somaliland

nimcoSamriyeHCTVHARGEYSA – Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in Nimco Samriye iyo wariyayaal, farsamo yaqaano, iyo wariyayaal ka tirsan HCTV ay shirkada ugu hanjabeen inay ka dareerayaan hadii channelku uusan soo ceshan sharaftii iyo martabadii uu ku dhexlahaa wakaaladaha wararka afka Soomaaliga ku hadla.

Hadaba ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in Nimco Samriye iyo koox taageerayaal u ah ay ku gacansaydheen habdhaqanka shabakdu lasoo baxday – Nimco Samriye oo ka mid ah hawl wadeenada wakaalada wararka Horn Cable TV ahna weriyayaasha ugu cadcad uguna shacbiyada badan HCTV oo ku kastbatay shacabka aragtideeda fog, codkarnimadeeda, iyo waliba haybada dumarnimo ee eebe u dhaliyey ayaa ah u ah tiir dhexaad horumarka wakaaladu hiigsanayso hadii ay Nimco ka tegtana ay wakaaladu isku badali shabakad ku hadasha magac qabiil oo xaqdarooyinka difaacda ayna noqon waydo TV umada u dhaxeeya oo shacabka cadaalad ugu soo bandhiga warar lagu kalsoon yahay oo isku dheeli tiran iyagoo markasta soo bandhigaya wararka ama afgaarta labada dhinac ee is haya sida mucaarid iyo muxaafid nin doorasho ku badiyey iyo nin laga badiyeyba.

Warkan oo TV gu kasoo jawaabi waayey fariimo aan u dirnay ayaan go’aansanay inaan daabacno ilaa inta aan war sugan ka helayno afhayeenka ama maamulka TV-ga.

La soco Lughaya News

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: