Maamul Goboleedka Beesha Isaaq oo Sii Luminaya Kalsoonida Reer Ahmed Gurey-Adal Empire

amin artsFikirkaaga kasoo dhiibo dumista iyo jahowareerka ku habsaday maamul goboledka Somaliland oo ku fashilmay waxay doorashada ugu yeedheen iyo micnaha ka dambeeya u adega maamulka Jabuuti ee ay dhul kagaga kiraynayaan dad aan u dhalan

1) Waa maxay danta Hargeysa kaga xidhan Jabuuti oo ay ugu badheen inay xabad ku gumadaan caruurta Adal ee aan 20 ka sano ka dhaadhicinaynay Isaaq cadow maaha ee waa shacab danayna horumarka iyo xornimada Soomaalida Waqooyi

2) Waa maxay faa’iidada Siranyo kaga xidhan Jabuuti ee uu ka waayey shacabka reer Saylac ee ee boqortooyadii Adal ee beelaha Ahmed Gurey (Reer Sheekh Samaron)

3) Siyaasiyiinta Beelaha Ahmed Gurey -Adal ayey Hargeysa ku matalaan?

4) Beesha Dhexe ma colaad ayey u durmaan tumanayaan mise bangiga Dahabshiil ayaa kala muhiimsan qadiyada Somaliland?

5) Midnimada beelaha Samaron Ahmed Gurey iyo Gaashaan buurta Absame eaa dumista jiritaanka Somaliland

6) Beelaha Canfarta oo gaashaanbuurlala samaysto, xanuunka Geele, iyo xasuuqa Obock waa burburkii Jabuuti

Fikirkaaga kasoo dhiibo Lughayaweb@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: