Contact us

Please contact us:

lughayaweb@hotmail.com – Lughaya has expanded and taking over many websites therefore as we go through this process please send us your feed back, opinion, and articles

 

3 Responses

  1. congratulations, to the winners of the Borama elections, particularly the new Mayor Mr abdisamad Osman Dhegaweyne, who scored the highest number of Awdal region..more than three times any other candidate.

    hambalyo, dhammaan councilors ku guuleystay Doorashada Degmada Borama, ama caasimadda labaad ee Dalka S/land, gaar ahaanna waxaan si diirran ugu soo hambalyeynaynaa musharaxa cusub ee duqa magaalada Mr Cabdisamad Cismaan Dhegaweyne, oo helay codadkii ugu badnaa ee gobolka Awdal, taasoo caddayneysa sida ballaadhan ee uu kalsoonida uga haysto bulshada ku nool gobolka gaar ahaanna dhallinyarada oo ah lafdhabarta waddanka. isagoo helay saddex jibaar codadka ay heleen the other candidates.

  2. Aniga oo ku hadlaya Afka Bahda Galbeednews.com IYO
    Afka Bahwaynta Gadabuursi Ee Qurbajooga UK Waxaan Hanbalyo
    Aan La Soo Koobikarin Hawada U Soo Marinaynaa Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Gobolka Salal Mudane Xuseen Iidle Iyo Gudoomiye ku xigeenka Mudane Sacad Waxaan Ilaahay Uga Baryaynaa Inuu La Qabto Hawshaa Loo Xil Saaray Waxaan Kaloon Hanbalyaynaynaa Xuldhibaanada Kale Ee Qadiyadooda Muujiyey Doortayna Gudoomiyaha Iyo Kuxigeenkiisa Waxaan Marnaba La Ilaawi Karin Aaqilada Odayaasha Aqoonyahanada Culimada Dhalinyarada Rag Iyo Dumarba Leh Ee Qadiyadooda Meel Uga Soowada Jeestay Ee Sida Geesinimadaleh U Gutay Hawshodii Cadawgii Dhulboobkiina Sida Geesinimadaleh Iskaga Dhiciyey
    Waxaan Marnaba La Ilaawi Karin Mujaahidiintii Ku Geeriyooday Jihaadka Dalkooda Oo Ay Mudantahay In Laxusidoono Taariikhduna Ay Xusi Doonto Taalooyina Geesi Nimo Na Looga Taagi Doono Magaalada Saylac Ee Xarunta Gobolka Salal Waxaan Ilaahay Uga Baryaynaa Inuu Janadii Fardawza Kawaraabiyo Kuwii Nabiga Maciisa Ahna Eebe Ka Yeelo Inaanilaah Wa Inaa Ilahi Raajacuun
    Waxaan Marnaba La Ilaawi Karin Mujaahidiinta Kalee Dhaawacu Soo Gaadhay Ee U Dhaawacmay Qadiyada Dalkooda Iskana Taagay Meel Geesi NIMO Una Huray Naftooda Naftiihurayaashaa Ilaahay Waxaan Uga Baryaynaa Inuu Caafimaad DagDag Ah Siiyo Waxaan Marnaba La Ilaawi Karin Saxaafadaha Reer Awdal Ee Sida Geesinimadaleh Wararka Aduunka sHANTIISA Qaaradood Warka Uga Haqabtirayay Een Ka Fadhiisan Habeen Iyo Dharaar Saacad Walba Waxii Soo Biira Sida Geesinimadaleh Noola Socodsiinayey Oo An Ku Tilmaamikaro Inay Yihiin Mujaadidiin Waxaan Leenahay Walaalo Yaal Hadaalina Sidaa Raganimadaleh Warka Ugudbiya Inigana Taariikhdaa Ini Xusi Doonta Inshaa Alaah
    Wabilaahi Tawfiiq
    Qalinkii Farxaan Maxamed Taani
    Bahda Galbeednews.com/Lobon UK

    • asc wr wb walaalyaal marka hore waad salamantihiin marka xiga anigu majecli gardarada iyo xad gudubka in leygu xad gudbana majecli markaan arko cid wax dulmeysana wallaahi gacanta inaan ulatago ayaan jecelahay waxaan hadalkeyga ula jeedaa habeen dhawed baan dhageystay Oday kahadlayay magalada hargeysa oo ciisa ah waxaan is iri odaygu ma cabsanyahay mawaalanyahay anoo taa layaaban baa waxaa iiga siidarayd markiiba leygu yiri odagu waa xildhibaan markaaba waxaa igu soodhacay xadiiskii nabiga SCW ee aha hadii talada loo tiiriyo cidaan ehel ulibrary ahayd saacadii qiyaamo sug uun wax kale maharine tusaalahaa oodhan waxaan ule jeedaa odaga wuxuu yiri waxaa zaylac naga qaaday maxamed case laga soo ururiyay magaalada BOORAMA waxaa yaableh caqli naaqusnimo ah goormaa maxamed case boorama kasoo buuxsamay zaylacna soo baneeyay wallahi anigu ma ahi GADABUURI laakiin waxaa i xanuujinaya dulmiga soomaali ay iskuhaysato oodhan baa noocaas ah waligey waxaan maqlijiray akhriyay zaylac inay ahayd 1 xaruntii ilbaxnimada geeska afrika 2 xaruntii ifbixii diinta islaamka geeska africa 3xaruntii ganacsiga geeska africa 4 xaruntii boqortooyadii GADABUURSI ee ADAL taasoo taariikhdeedu libraryada aduunka oodhan aad kahelikartid oo xitaa musiumka somali oolijiray ay ku qoreyd heshiisyadii ay lagaleen odayadii iyo salaadiintii samaroon ingriiska waxaan leeyahay dulmigu laguma faa idee ciise inuu joojiyo dulmigu somalina maanta waxay isku haysataa oodhan waa dhul boob tii hadii reer jabuuti hada ay bilaabaan jabuuti sidaa masii ahaan doonto fg cidii isleh ninkani waa samaroon wallaahi ma ahi laakiin dulmiga ma fiicna

Leave a comment